Xiliga uu furmayo kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Somalia oo la shaaciyay (Sawirro)

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta Shir guddoomisay kulanka guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS. Waxaa looga hadlayay kulankaas furitaanka kalfadhigga 3-aad ee Golaha Shacabka oo bilihii la soo dhaafay xirnaa fasaxna ku jiray. Kulanka Guddiga joogtada oo ay goobjoog ahaayeen xubnaha Guddiga waxaana ku … Continue reading Xiliga uu furmayo kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Somalia oo la shaaciyay (Sawirro)